Hanfari waxaa uu ahaa jaajuus Ingiriis ah waxaa uu ku qasbay wasaradii gumaysiga ee dalka Ingiriiska tilaabooyin jaajuusnimo ah oo ku wajahan wadamada islamka sida Masar, Ciraq, Xijaaz, Iran iyo Istanbul, oo ahayd xaruntii khilaafada Islaamka.
İşleminiz devam ediyor...
Install our app for faster acces to our site